Home
Page 54
Madaxweynaha Congo DRC Oo Diiday In Ay Ka Qeyb Galaan Dadaallada Nabaddeynta Dalkaasi
Madaxweynaha Congo DRC, Félix Tshisekedi, ayaa diiday dadaallada la filayo in wada hadal lagu dhammeeyo dagaallada ka taagan dalkaasi, kuwaasi oo ay wadaan madaxda heer
Maxaad Ka Taqaanaa Sanadka Maska Ee Curashadiida Sida Wayn Looga Dabaal Dego Dalka Shiinaha
Malaayiin qof oo dunida dacalladeeda kala jooga ayaa u dabaal degaya sannad-dayaxeedka cusub ee Shiinaha. Xafladdan ayaa sidoo kale loogu yeeraa sannadkii Maska. Shiinuhu waxay
Trump oo sheegay in Mareykanka uu u diri doono qaar ka mid ah muhaajiriinta xabsiga Guantanamo Bay
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in laga dhiso xabsi Guantanamo Bay oo uu sheegay in lagu hayn doono dad gaaraya 30,000 oo
Maamulka Puntland Oo War Ka Soo Saaray Dadka Ajaanibka Ah Ee Laga Raafayo Deegaanadeeda
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa waxaa looga hadlay howlgallada ka dhanka ah Ajanabiga sharci darrada ku jooga deegaannada maamulkaasi. Wasaaradda ayaa
Dalalka Niger, Mali Iyo Burkina Faso Oo Ka Baxay Ururka ECOWAS
Urur goboleedka Galbeedka Africa ee loo soo gaabsho ECOWAS ayaa si rasmi ah u aqoonsaday ka bixisti ay ururka isaga baxeen dowladaha Niger, Mali, iyo