Home
Page 55
Dhalinyaro la sheegay inay Soomaali ka mid yihiin oo kunteenar laga dhex helay gudaha Ireland
Sagaal qof oo la sheegay in qaar Soomaali yihiin ayaa laga dhex helay kunteenar badeecooyin ay ku raran yihiin dekadda Rosslare Europort ee dalka Ireland.
Maraykanka Iyo Shiinaha Oo Dowlada Rwanda Ku Eedeeyay Taageerada Falaagada M23
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, ayaa ku booriyay madaxweynaha Rwanda Paul Kagame, inuu xaqiijiyo xabbad joojin degdeg ah oo ka dhacda dalka Jamhuuriyadda