Home
Page 56
Maxay magaalada Goma ee Congo muhiim u tahay maxayse fallaagada M23 u doonayaan?
Magaalada Goma ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraaddiga ah ee Congo ayaa mar kale udub-dhexaad u noqotay dagaal goboleed tobnaan sano socday. Isku dhacyada u dhaxeeya kooxda
La haystayaal la siideyn doono iyo reer Qasa oo ku laabanaya guryahooda waqooyiga
Kooxda Xamaas ee Falastiin ayaa todobaadkan siideyn doonto lix kamid ah dadka ay ka soo qafaasheen Israa’iil, iyadoo Israa’iilna ay u ogolaan doonto dadka reer
Hal sabab oo la sheegay inaysan u dhiman Homboboradii ku soo caariday xeebaha magaalada Boosaaso
Mowjadaha badda ayaa xeebta ku soo tufay in ka badan 100 xabo oo ah xayawaanka nooca loo yaqaanno Hombobarada oo ka mida noolaha ku nool
Mareykanka iyo Colombia oo ugu dambeyn heshiiyay kadib markii dalabaadka Trump la aqbalay
Mareykanka ayaa ka haray go’ankii hore ee ahaa in canshuur ku soo rogi doono badeecadaha dalka Colombia, kadib markii uu dalkaas xayirad la’aan ogolaaday inuu
Kumanaan Falastiiniyiin ah oo ku sii qulqulaya waqooyiga Qasa
Kumanaan qof oo barakacayaal ah oo reer Falastiin ah ayaa maanta dib ugu laabanaya guryahooda oo ku yaala waqooyiga Qasa, kuwaas oo u xirnaa khilaaf
Ilhaan Cumar oo sheegtay in ay diidan tahay siyaasadda qalafsan ee Donald Trump
Xildhibaan Ilhaan Cabdullaahi Cumar oo asal ahaan kasoo eeda Soomaaliya ayaa si cad uga hor timid tallaabooyin uu qaaday Madaxweynaha 47aad ee Dalka Maraykanka Donald
Faahin-faahino Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaya Dagaalladii ugu dambeeyey ee Puntland iyo Daacish
Saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland ayaa lagu dilay, askar kalena waa lagu dhaawacay qaraxyo lagula eegtay buuraleyda Caal Miskaad, halkaas oo toddobaadyadii u dambeeyay ay