Madaxweynayaasha Ruushka iyo Shiinaha oo kulan yeeshay kadib caleema saarkii Donald Trump
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa shir ku yeeshay hab muuqaal ah saacado yar kadib markii Donald Trump la caleema saaray