Raysal Wasaaraha Israa’iil oo sheegay in dib loo dhigay dhaqan-galka heshiiska xabbad-joojinta Qasa
Raysal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in dhaqan-galka heshiiska xabbad-joojinta Qasa dib loo dhigay ilaa ay Xamaas kasoo bandhigeyso liiska dadka ay heystaan. War