Home
Page 69
Wafti Sare Oo Ka Socda Dowlada Itoobiya Oo Gaadhay Magaalada Muqdisho Iyo Ujeedada Socdaalka Waftigaasi
Waxaa magaalada Muqdisho soo gaarey mas’uuliyiin ka socda dowladda Itoobiya, kuwaasi oo ay qeyb ka yihiin Wasiirka Difaaca, Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Mas’uuliyiin kale.
Israa’iil oo beenisay eedeynta Qaramada Midoobay Ee Ah Inay Waxyeello Ba’an Gaarsiisay isbitaallada Qasa
Israa’iil ayaa beenisay warbixin ka soo baxday Xafiiska Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay oo sheegaysa in weerarrada Israa’iil ee isbitaallada iyo agagaarkooda ay nidaamka caafimaadka
Maamulka cusub ee Suuriya oo dagaal-yahannada Islaamiyiinta ee ajnabiga u magacaabay xilal sare
Maamulka cusub ee Suuriya ayaa la sheegay in qaar ka mid ah dagaal-yahannada Islaamiyiinta ee ajnabiga ah ay ciidanka dalkaas uga magacaabeen xilal sare. Ciidanka
Imaaraadka oo bogaadiyay dhexdhexaadinta Turkiga ee dhinacyada Suudaan
Dalka Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa soo dhaweeyay dhexdhexaadinta Turkiga ee loogu talagalay in lagu soo afjaro dagaalka ka socda Suudaan. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka
Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya shilkii diyaaradeed ee Koonfurta Kuuriya iyo baaritaan socda Koonfurta Kuuriya
Ilaa 179 oo ka mid ahaa 181 qof oo ku safrayay diyaaradda nooca Boeing 737-800 ayaa geeriyooday, iyadoo keliya ay labo qof ka badbaadeen kuwaasoo
Hogaamiyaha Suuriya Oo Shaaciyay Xiliga Ay Suuro Gal Tahay In Dalkaasi Ay Doorasho Ka Dhacdo
Hoggaamiyaha guud ee maamulka cusub ee Suuriya, Axmed al-Sharaa, ayaa sheegay in qabashada doorashooyinka Suuriya ay qaadan karto ilaa afar sano, taasoo ah markii ugu