Home
Page 70
Ugu yaraan 124 qof oo ku dhintay shil diyaaradeed xilli ay ku degeysay garoonka diyaaradaha ee Kuuriyada Koonfureed
Diyaarad siday 181 qof oo rakaab ah ayaa ku burburtay garoon diyaaradeed oo ku yaalla dalka Kuuriyada Koonfureed, waxaana ku dhintay ugu yaraan 120 qof,
Muxuu yahay ujeedka safarka madaxweyne Xasan Sheekh ee dalka Jabuuti?
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Jabuuti, kaddib martiqaad uu ka helay dhiggiisa dalkaasi Ismaaciil Cumar
69 Qof ayaa ku geeriyooday markab muhaajiriin siday oo ku dagay xeebaha Moroco
Ugu yaraan 69 qof ayaa ku dhintay oo 25 ka mid ah u dhasheen Mali kaddib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay xeebaha
Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay colaadaha ka aloosan deegaannada Soomaaliyeed
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u- heshisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa wasaxaafadeed ka soo saartay colaadaha ka aloosan deegaannada Soomaaliyeed, taas oo muuddooyinkii u dambeeyay