Boqollaal maxaabiis ah oo ka baxsaday xabsi ku yaalla dalka Mozambique iyo Soomaali boob loogu gaystay halkaa
In ka badan 1,500 oo maxbuus ayaa ka baxsaday xabsi ku yaalla Mozambique, iyagoo ka faa’ideysanaya qalalaasaha siyaasadeed ee weli socda ee ka dhashay natiijada