Home
Page 73
Suuriya Oo Cagta Saartay Dhabbaha Dib u Dhiska Iyo Kasoo Noqoshada Colaaddii Ka Dhacday Dalkaas
Maamulka la wareegay awoodda Dalka Suuriya ayaa kordhiyay kulamada looga hadlayo dib u dhiska Dalkaas gaar ahaan goobaha danta guud ah si loogu adeego bulshada
Wafdi Ka Socda Midowga Afrika Oo Muqdisho Kusoo Wajahan
Magaalada Muqdisho waxaa kusoo wajahan wafdi ka socda Ururka Midowga Afrika oo lagu wado in uu goobjoog ka noqdo qorshaha lagu baddelayo howlgalka ATMIS oo
Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Oo La Kulmay Hoggaamiyaha Cusub Ee Suuriya
Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa la kulmay hoggaamiyaha maamulka cusub ee Suuriya, Ahmad al Sharaa. Kulanka Axadda ka dhacay magaalada Dimishiq ee caasimadda
Muxuu Dastuurku ka qabaa in maamul goboleed ka tirsan dowladda federaalka uu sameysto lacag u gaar ah?
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku dhawaaqay qorshe lagu soo bandhigayo lacag cusub oo Puntland ay yeelato taasoo muujineysa khilaafka xooggan ee u dhaxeeya
Raysal Wasaare Xamse Oo Isku Shaandheyn Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Golaha Wasiirada
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada dalka. Wareegto uu soo saaray ra’iisul