Home
Page 76
Turkiga oo khalad wayn ku tilmaamay hadal dhawaan ka soo yeeray Donald Trump
Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, ayaa beeniyay hadalka madaxweynaha cusub ee Mareykanka, Donald Trump, ee ahaa in Turkiga afgambi aan dhiig ku daadan
Hogaamiyaha Suuriya oo BBC-da uga warramay khatarta Suuriya ee caalamka iyo reer Galbeedka
Hogaamiyaha dalka Suuriya, Axmed Al-Sharaa, ayaa sheegay in dalka uu uu daashaday dagaal, isla markaana aanu khatar ku ahayn dalalka deriska la ah iyo reer