Home
Page 84
Saaxibada Soomaaliya Oo War Ka Soo Saaray Khilaafka Dowladda Federaalka Iyo Jubaland .
Dalalka saaxibada Soomaaliya ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeyo dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Juballand. War-saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen dalalka Belgium, Jabuuti,
Doorashada guddoonka baarlamaanka Jubaland oo maanta dhaceysa .
Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 21-ka bisha Nofembar, waxaa lagu wadaa in baarlamaanka Jubaland uu doorto guddoonka cusub ee baarlamaankaas. Musharixiinta u tartamaya xilkan
Maxay yihiin gantaallada Storm Shadow ee Ukraine ay ku garaacday Ruushka?
Ukraine ayaa markii ugu horeysay gantaalada riddada dheer ee Storm Shadow ee UK ku riday bartilmaameedyo ku yaala gudaha Ruushka, sida ay muujinayso xog ay
Madaxweyne ku xiigeenkii hore ee Kenya oo sheegay nuu naftiisa u baqayo .
Madaxweyne ku xiigeenkii hore ee Kenya, Rigathi Gachagua, ayaa welwel ka muujiyay arrimo ku aaddan amaankiisa. Qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook-ga ayuu ku sheegay,