Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u iftiimiyay Ukraine inay u adeegsato gantaalada riddada dheer ee uu Maraykanku u soo diray inay ku garaacaan bartilmaameedyo gudaha
Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushka iyo gantaalo ayaa xalay lagu weeraray dalka Ukrain, waxaana lagu bartilmaameedsaday gobollo badan oo dalkaasi kamid ah. Magaalada Kyiv,