Home
Page 93
Deg Deg Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
Rabbi naxariistii janno haka waraabiyee waxaa Imminka geeriyooday madaxwayne Sillaanyo. Ilaahay haw naxariisto, dhammaanteenna haynnaga samirsiiyo
Tirada dadka ku dhimanaya Suudaan oo korortay
Tirada dadka ku dhimanaya dagaallada sokeeye ee Suudaan ayaa aad uga badan intii hore loo sheegay, sida lagu sheegay daraasad cusub. In ka badan 61,000
Israa’iil oo weerar ku qaadday Dimishiq xilli uu shir ku jiray madaxweynaha dalkaas Bishaar Al Asad
Wakaaladda wararka ee Suuriya ayaa sheegtay in ugu yaraan 15 qof ay ku dhinteen duqeymo ay diyaaradaha Israa’iil ku qaadeen laba dhismo oo la deggan