Borama News Network

Sacuudiga: Xidhiidhka Aan La Yeelanno Israel Wuxuu Ku Imaan Karaa Oo Kaliya In La Dhiso Dowlad Falastiin

Diblomaasi u dhashay Sucuudiga ayaa toddobaadkan sheegay in dalkiisu uu xiriir caadi ah la samaysna doono Israaiil keliya hadidi ay dhabooobo hannanaka in laba waddan oo jaar ah ay kala yeeshana Israa’iil iyo Falastiiniyiinta.

Safiirka Sacuudiga ee Britain Amiir Khalid bin Bandar ayaa u sheegay Idaacadda BBC 4 in boqortooyda Sacuudigu ay doonaysay nabad ay la gasho Israa’iil tan iyo hindisaha nabadeed ee Carabta ee 2002-dii balse aysan noqon doonin “mid wax u dhibta shacabka Falastiin”.

Related posts

Isra’il Oo 20 Qof Ku Dishay Qarax Mug Weyn Oo Ka Dhacay Beyrut

Abdiaziz Bnnstaff

Luul Umay Dhiman Dhaawicii Uu U Gaystay Sayid Cali” Abukaate Cali Xalane

Abdiaziz Bnnstaff

Joe Biden iyo Trump oo isku adeegsaday hadalladii ugu adkaa kadib dood loo qabtay

Abdiaziz Bnnstaff