Borama News Network

Sayid Cali “ Waxaan Racfaanka Uso Qaatay In Leyga Been Abuurtay Oo La Yiri Wuxuu Dilay Xaaskiisa “

Related posts

Macallin dhigayey Jaamacad laga barto caafimaadka oo ku taal dalka Bangladesh ayaa la xiray, maalmo ka dib markii uu xabad ku dhuftay arday imtixaan u fadhiyey. Dhacdadan oo ka dhacday magaalada Sirajganj ee waqooyiga galbeed ee Bangladesh ayaa aad loola anfariirey markii la ogaadey in booliska ay ku qaadatay labo maalmood in ay xiraan ninka falka geystey. Raihan Sharif ayaa la xiray, dabeedna shaqada laga joojiyey markii ardaydii jaamacaddu ay ku dhaqaaqeen mudaharaad looga soo horjeedo weerarka lagu dhawacay saaxiibkood. Macluumaad dheeri ah lagama hayo sababta ka dambeysey dhacdan iyadoo ardayga dhaawacana uu isbitaal jiifo, macalinkana uu xabsi ku jiri Warbaahinta gudaha ayaa magaca dhibbanaha ku sheegtay Arafat Amiin Tomal oo 23 jir ah, kaasoo hadda ka soo kabanaya dhaawac ka so gaarey jilibka. Macallin Shariif ayaa wuxuu qori la soo galay fasal ay fadhiyeen 45 arday, ka dibna wuxuu xabad ku ridey ardayga dhaawacmay. Nasiib wanaag qaar ardayda ka mid ah ayaa macallinka isku duubay oo qol ku soo xiray, ka hor intii aan booliska loo yeerin.

Abdiaziz Bnnstaff

Kuuriyada Woqooyi oo ridday gantaalkii ugu horreeyay muddo laba bilood ah Gantaalka ayaa ku socday xawaare gaaraya 1,100km ka hor inta uusan ku dhicin badda

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwane Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Banaanbaxyadii Ka Dhacay Muqdisho Iyo Cashuurta Laga Cabanayo

Abdiaziz Bnnstaff