Borama News Network

Sharif Oo Baarlamaanka Ku Eedeeyay Sharciyo Doorasho Oo Aan Heshiis Lagu Aheyn

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa Sabtidi shalay su’aal galiyay sharci ahaanshaha kulamada wadajirka ah ee labada qal ee Barlamaanka Soomaaliya ee ay ku ansixinayaan sharciyada doorashada.

Shariif ayaa sharciyada ay ilaa hadda ansixiyeen baarlamaanka ku sheegay kuwo aanan heshiis lagu aheyn. Warbixintan waxaa ku eegaya wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab.

Related posts

Madax ka socota dalka turkiga iyo Midowga Yurub oo maanta booqday xarunta Danbibaarista CID.

BURCO: Taageerayaasha Xisbiga WADANI Oo Isku Soo Baxay

Mustafe haji

Maraykanka & Ingiriiska miyay billaabayaan weerarro ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen?

Abdiaziz Bnnstaff