Borama News Network

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya Oo Cod Aqlabiyad Leh Ku Anxisiyay Qayb Ka Mid Ah Dustuurka Dalka Somaliya

Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey dastuurka dalka.

Kulanka xildhibaanada labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka furmay xarunta Villa Hargeysa, waxaana kooramka soo xaadiray 253 mudane oo kala ah 212 xildhibaan oo Golaha Shacabka 42 senitoro oo Aqalka Sare ah..

Guddoomiyaha golaha shacabka Sheekh Aadan Madoobe ayaa kulanka shir guddoominaya, wuxuuna ku dhawaaqay in la ansixiyey dastuurka.

Talaanada lagu Ansixiyay dastuurka ayaa ku soo aadeysa xilli, Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Farmaajo iyo sheekh Shariif iyo siyaasiyiinta kale ee mucaaradka ah ay ka soo horjeesteen wax ka bedelka dastuurka iyo Ansixiintiisa .

Related posts

“ Muuse Biixi inkaar ayaa ku dhacdey ” Suldaan Xassan Oo Dhaliilahii Ugu Coslaa U Jeediyay Madaxwayne Muuse Biixi

Abdiaziz Bnnstaff

Paul Merson Oo Magacaabay Xiddiga Arsenal Caqabada Ku Ah

mustafeamiin

Daawo Wararkii Ugu Dbeeyay Ee Dagaalka K Socda Dalka Sudan Iyo Barakac Xoogan Oo Ka Socda Dalkaasi

Abdiaziz Bnnstaff