Borama News Network

xuska sannad guuradii weerarkii Xamaas ee Israel iyo dhibanayaasha oo isugu baxay meel fagaare ah

Ehelada iyo saaxiibada boqolaal qof oo lagu dilay goobta caweyska muusikada ahayd ee Nova Music Festival ee Re’im, Israel, 7-dii Oktoobar sanadkii hore, ayaa maanta isugu soo ururay in ay xusaan weerarkii dhacay hal sano ka hor.

Heestii ugu dambeysay ee shidnayd 7-dii Oktoobar sanadkii hore, ka hor markii weerarkii Hamas uu haleelayey, ayaa mar kale loo ciyaaray dadkii maanta halkaas isugu yimid si loo xuso dhacdada.

Dhanka kale, magaalada Jerusalam, qoysaska dadka la afduubtay ayaa isugu soo baxay, iyaga oo codsanaya in diiradda la saaro dadka wali ku jira gacanta Hamas ee Gaza.

Related posts

“Dad badan ayaa shikiyay balse wakaas isbahaysigii guulaystay “Maxamuud Xaashi

Mustafe haji

Roobab Waawayn Oo Saamayn Xoogan Ku Yeeshay Isku Socodka Gaadhiidka Cirka Iyo Dhulkaba Oo Ka Da’ay Dubai

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Ka Qayb Galaya Shir Uu Joogo Abiy Ahmed

Abdiaziz Bnnstaff