Borama News Network

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Ka Qayb Galaya Shir Uu Joogo Abiy Ahmed

Sida ay baahisay madaxtooyada Soomaaliya, madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxaya safar dibadda ah oo ku tagayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Shirka isbadalka cimilada ee ka dhici doona magaalada Nairobi oo ay ka qaybgali doonaan madaxda wadamada ayuu ka qayb galini doonaa madaxweynuhu.

Shalay ayaa waxaa soo gaaray Nairobi ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya oo u yimid in uu ka qayb galo shirkaan, waxaana soo dhawayn u sameeyay madaxtooyada Kenya.

Soomaaliya ayaa horay u sheegtay in aysan marnaba la fariinsan doonin Itoobiya, iyada oo aan marnaba wadahadal ka gali doonin murankii ka dhahsay heshiiskii is afgaradka ee dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland.

Related posts

“Anigu Hawada Somaliland Maan Iibsan” Siyaasi Maxamuud Xaashi

Abdiaziz Bnnstaff

“Madaxweyneyaashii Irir Samaale Ayaa Kulmay Putland-na Way Ka Naxdey, Reer Laascaanoodna…” Abwaan Kujare

Abdiaziz Bnnstaff

Daaawo Dareenka Murashaxiinta Ku Loolamaya Doorashada Madaxtinimada Puntland Iyo Filashooyinkoda

Abdiaziz Bnnstaff