Borama News Network

Waalid Ma Doonaysaa In ilmahaagu Barto Quranka, Higaadda Iyo Caqiidada islaamka

*Waalid ma doonaysaa in ilmahaagu barto Quranka, Higaadda & Caqiidada islaamka*

WhatsApp: +252634484123

Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub.

Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay:

 Macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh duruusta ay bixinayaan .
 Wakhti kooban oo lagu baranayo akhrinta Quraanka Kariimka ah (Higaadda).

 Manhaj tayo leh oo si fudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
 Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
 Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .

Amiin Quran online is an online school which teaches Quran and Islamic knowledge. It was established in 2016 in November. Qualified and experienced female and male teachers are ready for you in Amiin. We use different languages like: Somali, English, and Arabic. Some classes are English to English to help our children that can’t able to understand Somali language.

Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah : –
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Xadiithka
4) Caqiiqda islaamka
5) Fiqhiga
6) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
7) Tarbiyadda caruurta
8) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
9) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
10) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)

Hadda la hadal maamulka oo is dinwaangali

WhatsApp: +252634484123
Gmail: amiinquranonline@gmail.com

Booqo webiste ka dugsiga :
www.Amiinquranonline.com

Related posts

“Anigu Siilaanyo kamaan tagin ee Muuse Biixi ayaan ka tagay markaan is casilay “ Gudoomiye Xirsi

Abdiaziz Bnnstaff

Qaar ka mid ah duulimaadyada caalamiga oo maanta baaqday xilli ay soo baxeen digniino amni

Abdiaziz Bnnstaff

Wasiirkii Arrimaha Gudaha Maraykanka oo xilka looga qaaday xakamayn la’aanta qulqulka soogalootiga Soomaalida qaybta ka tahay

Abdiaziz Bnnstaff