Borama News Network

Wafti Culus Oo Ka Socda Dalka Ruuska Oo Ku Soo Waajahan Dalka Eritrea Iyo Ujeedada Socdaalka Waftigaasi

Wafti ka socda militariga Ruushka, uuna hoggaminayo Taliye Ku-xeegeenka ciidamada badda Ruushka Admiral Vladimir Kasatonov ayaa soo gaarey dalka Eirtrea, sida uu sheegciyey Wasiirka Warfaafinta dalkaas.

Waftiga ciidan ee Ruushka ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey Taliayaha ciidamada Eritrea General Philipos Woldeyohannes oo ay wehliyaan mas’uuliyiin sar sare oo ay ku jiraan saraakiil ciidamada ciidan kala duwan.

Dhinaca kale Markab dagaal oo Ruushka laga leeyahayb ayaa dhawaan ku sooxirtay dekedda Massawac ee dalka Eritrea.Arintan ayaa ku soo beegmaysa xili uu aad u sareeyo xidhiidhka dibloomasi ee udhaxeeya dawladda Soomaliya iyo Eritrea.

Related posts

Dagaal Toos Ah Oo Dhex Maray Ciidamada Hindiya Iyo Budhcad Badeed Somaliyeed

Abdiaziz Bnnstaff

Congress-ka Mareykanka Oo Ansixiyay Sharci Ka Dhan Ah TikTok Iyo Waxayaabaha Uu Ku Saabsanyahay Sharcigaasi

Abdiaziz Bnnstaff

Raysla Wasaare Xamse Oo War Ka Soo Saaray Heshiiska Difaaca Badda Ee Turkiga Lagu Wareejiyay

Abdiaziz Bnnstaff