Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, ayaa Jimcihii booqday saldhigga tababarka ee cutubyada hawlgalka gaarka ah ee ciidanka xoogga dalka ee loo yaqaan Korean People’s Army...
Khamiistii waxay u ahayd “maalin aad u xun” oo “naxdin leh” dadka ka shaqeeya waaxda dharka ee Lesotho markay xaqiiqsadeen wararka sheegaya in wax-soo-saarka waddanku...