Author : Abdiaziz Bnnstaff
Waa kuwee gobolada Soomaaliya ee Turkigu sheegay inay shidaal qodis ka bilaabayaan sanadka 2025?
Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay war kasoo yeeray dalka Turkiga oo ku saabsan qodista shidaalka Soomaaliya, tanoo la xiriirta heshiiskii ay dhowaan wada galeen labada...
Somaliland Oo Si Adag Ugu Jawaabtay War Murtiyeed Ka Soo Baxay Dalalka G7 Iyo Waxa Uu Ka Saabsanaa Bayaankaasi
Warsaxaafadeed kasoo baxay Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland ay ka xumaatay “luqadda loo adeegsaday warmurtiyeedkii kasoo baxay wasiirrada...
Madaxweyne Erdogan oo Falastiin ugu baaqay in ay midoobaan si ay guul u gaadhaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa dhinacyada siyaasadda isku khilaafsan ee Falastiin ugu baaqay in ay midoobaan si ay uga gudbaan xaaladaha adag ay...
Murashaxa Madaxwayne Ku Xigeen Ew Xisbiga Wadani Oo War Ka Soo Saaray Cayimaadii Wakhtiga Doorashada Ay Dhacayso
Musharaxa Madaxweyne Kuxigeenka Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka ku bogaadiyey Cayimaada Jadwalka Doorashada Madaxtooyada Somaliland iyo Ururada. Musharax Maxamed Cali...