Waa kuma Gudoomiyaha Cusub Ee Baarlamaanka Puntland Ee Taariikhda Cusub Dhigay.
Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid. Wareegga kowaad ee doorashada ayuu helay 37 cod, halka gudoomiyihii hore ee...