Raysl Wasaare Xamsa iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ka wada hadlay dagaalka AS iyo doorka hawlgalka cusub ee AUSSOM
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf, isaga oo maanta booqasho shaqo ku...