Author : Abdiaziz Bnnstaff
Ciidanka Yuhuudda oo Taangiyo dulmariyay Dad Shacab ah oo si qasab ah uga soosaareen Isbitaalka Al-Shifa
Ciidanka Yuhuudda oo muddooyinkii u dambeeyay samaynayay tallaabooyin foolxumo badan oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha ayaa markale laga soo calaamadeeyay in ay taangiyadooda dul-mariyeen...
Soomaaliya oo cambaaraysay weerarkii dhimashada Iyo dhaawaca badan sababay ee ka dhacay Ruushka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaaraysay weerarkii dhimashada iyo dhaawaca aadka u badan sababay ee ka dhacay Galbeedka Magaalada Moscow ee caasimadda Dalka Ruushka ee xalay...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud: “Halka Dooq ee aan ka furnayn Dastuurka waa dib haloo dhigo”.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dood weliba laga furi karo dib u eegista Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Dalka balse...
Weerar ka dhacay Ruushka oo galaaftay Ugu yaraan 60 qof halka ay ku dhaawacmeen in ka badan 150 kale.
Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo korodhay khasaaraha ka dhashay weerar ka dhacay Dalka Ruushka gaar ahaan Shineemo lagu daawanayay Ruwaayad oo ku taalla Magaalada Moscow...
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi: “Dastuurka maanta gacan aamin ah ayuu ku jiraa”.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo ka hadlay falcelinta siyaasiyiinta qaar ay kasoo celiyeen dhammaystirka Dastuuska Dalka ayaa sheegay in gacan aamin...