Author : Abdiaziz Bnnstaff
Maraykanka iyo Shiinaha oo ka wada hadlaya xakamaynta ‘Garaadka Macmalka ah’
Masuuliyiin sarsare oo ka kala socota Maraykanka iyo Shiinaha ayaa qorshaynaya inay ku kulmaan dalka Switzerland, maalinimada Salaasada, si ay uga wada hadlaan, walaaca isa-soo...
Hakad ku yimi gargaarkii bini’aadanimo ee la geyn jiray marinka Qaza
Gargaarka bini’aadanimo ee ay ahayd in la geeyo marinka Qaza ayaa sii yaraanaya, ka dib markii la xidhay, labadii goobood ee ugu waaweynaa ee gargaarku...
Mukhalaskii ugu weynaa Yurub ee tahriibinta dadka oo Ciraaq lagu xidhay
Mid ka mid ah dadka ugu caansan Yurub ee dadka tahriibiya ayaa lagu xiray dalka Ciraaq kadib dabagal ay BBC-du ku sameysay. Barzan Majiid ayaa...
Labo Wiil Oo Dhalinyaro Ah Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Hargeysa
Shil gaari oo xalay ka dhacay duleedka galbeed ee caasimada Hargeysa ayaa waxa ku dhintay labo wiil oo dhalinyaro ah. Ciidanka Dabdemiska Hargeysa ayaa sheegay...
Shirka Wadatashiga Qaranka Oo Maanta Ka Furmay Muqdisho Iyo Puntland Oo Markale Ka Maqan Shirkaasi
Magaalada Muqdisho waxa shalay gaaray inta badan madaxda maamul goboleedyada, halkaas oo la filayo in uu ka bilowdo shirka madaxda dawladda federaalka iyo kuwa dawlad...