Category : Somali News
Xasan Sheekh oo booqday xerooyinka tababarka ciidanka Soomaalida ee Dalka Eritrea + SAWIRRO
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddadii uu ku guda jiray booqashadiisa dalka Eritrea, waxa uu kormeeray xerada ay ku tababaranayaan Ciidamada Cirka...
Markabka Shidaalka Ka Baaraya Soomaaliya Oo Ka Soo Gudbaya Kanaalka Suez
Markabka shidaalka ka baari doona xeebaha Galmudug ayaa maanta ka gudbaya kanaalka Suez isagoo ku sii jeeda Soomaaliya. Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Dawladda Soomaaliya...
Ururka Xisbulah oo digniin culus soo saaray
Ururka Hezbollah ayaa , ka digay in guryaha iyo saldhigyada millatariga ee xaafadaha la deggan yahay, oo qaarkood ku yaal magaalooyinka waaweyn ee waqooyiga Israa’iil,...