Category : Somali News
Suxufiyiin ka tirsan TV-ga MM oo qabtay dood ku saabsan Is Afgarad kii dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya oo Hargeysa lagu xiray
Sida ay xaqiijiyeen illo wareedyo ku sugan magaala madaxda Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland, waxa xabsiga la dhigay labo suxufi iyo farsamo yaqaan...
Liiska ugu dambeeya ee Murashaxiinta xilka Madaxweynaha Puntland oo maanta hadal jeedin ka hor sameynaya Barlamaaanka
11 Murashax oo isu diiwaan galiyay in ay ka qaybgalaan doorashada Madaxweynaha Puntland ee shanta sanno ee soo socota ayaa goordhow hadal jeedin ka sameyn...
Dagaalka Qasa: “Ciidamada Israa’iil waxay qodeen 1,100 qabri gudaha Qasa si ay u xadaan xubnaha maydadka”
Sida uu sheegay xafiiska warfaafinta ee xukuumadda Qasa “ciiadamada Israa’iil waxa ay qodeen 1,100 qabri oo ku yaala xabaallaha Tufaax, bariga magaalada Qasa, waxayna xadeen...
Turkiga: “Duulaanka cadowtooyo ee Israa’iil ee sii kordhaya waxa uu khatar ku yahay amniga Mandiqada”
Turkiga ayaa sheegay in uu Maraykanka u xaqiijiyay sida ay lagama maarmaanka u tahay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka Qasa, isla markaana gargaarku...