Category : Somali News
Dowlada Somaliya Oo Dalka Dib Ugu Soo Celinayso Soomaalidii Laga Soo Badbaadiyay Biyaha Dalka Jasiiradda Madagaskar.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Jasiiradda Madagascar. Wasiirka Warfaafinta,...
Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga Xeerka Shaqada Soomaaliyeed
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo uu wehelliyo Guddoomiye ku xigeenka labaad, Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay...
Siyaasi Si Wayn U Taageersan Ruuska Oo Hogaaminaya Doorashada Ka Dhacaysa Dalka Romania
Calin Georgescu oo ah nin ay siyaasaddiisu jirto midigta fog aadna u naqdiya gaashaanbuurta NATO, islamarkaana janjeera dhanka Ruushka ayaa si lama filaan ah kaalinta...