Borama News Network

Deg Deg Madaxwayne Ku Xigeen Saylici Oo Kulan Deg Deg Ah Iskugu Yeedhay Aqoonyahanka Gobolka Awdal Iyo Arimaha Laga Wada Hadlayo

Saylici oo kulan deg dega iskugu yeedhay Aqoonyahanka G.Awdal

“Waxaan maanta kulan Qado sharaf iyo is xog waraysi ah Magaalada Hargeysa kula qaatay qaar ka mid ah Labeenta Iyo Aqoonyahanka Gobolka Awdal.

Waxaan isla Falanqaynay xaalada guud ee Dalka iyo si gaar ah ta gobolka Awdal.” Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland

Related posts

Maayir Mooge Iyo Ciidanka Booliska Oo Ka Hadlay Hooyo Umula Oo Gaadhi Ku Jiidhay Hargeysa

Abdiaziz Bnnstaff

Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Maanta Laga Laga Siidyay Xabsi Magaalada Hargeysa Oo Uu In Muddo Ah Ku Xidhnaa

Abdiaziz Bnnstaff

Xoghayihii Guud Ee Urur Siyaasadeedka Mideeye Khaalid Bullo Ayaa Si Rasmi Ugu Biiray Xisbiga Waddani

Abdiaziz Bnnstaff