Borama News Network

Dhegayso:- Warbixin Xasaasiya Oo Ku Saabsan Loolanka Culus Ee Qaarada Africa Ku Dhex Maraya Dalalka Ruushka Iyo Maraykanka

Ruushka iyo Maraykanku ayaa si firfircoon u xiisaynaya inay soo jiitaan waddamada Afrika, gaar ahaan kuwa leh kheyraadka iyo macdanta.

Labada Quwadood ayaa mid walba waxa uu ku dadaalaya inuu ilaaliyo amnigiisa qaran, gaar ahaan dhinaca ilaha dhaqaalaha iyo macdanta, warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.

 

Related posts

Booliska Magaalada Gaalkacyo Oo War Ka Soo Saartay Wiil 8 Jir Ah Oo Uu Waraabe Ku Cunay

Abdiaziz Bnnstaff

Toos U Daawo Dhegaysiga Kiiska Ninkii Xaaskiisa Ku Gubay Muqdisho

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Aqlabiyad Leh Ku Ansixiyay Xubuntii Koomishanka Doorashooyinka Ee Xisbiga Wadani