Borama News Network

Dowlada Malaayiin Dolar Ku Bixinaysa In Ay Haweenku Dhalaan Iyo Dumarkii Dalkaasi Oo Lagu Kariyaayay Dalmada

Dowladda Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegtay in heerka dhalmada ee dalkaas ay gaadhay heerkii ugu hooseeyay, inkastoo ay balaayiin dollar ku bixisay dadaallo lagu dhiirigelinayo haweenka inay dhalaan carruur badan.

Heerka dhalashada dalka – ama tirada carruurta ee la filayo inay haweeneydu dhasho inta ay nooshahay – ayaa hoos ugu dhacay wax ka yar hal (0.72) sanadka 2023.

Haddii isbeddelka dhalashadu uu ahaado sidan ay hadda wax u socdaan, da’da shaqada ee Kuuriyada Koonfureed ayaa la saadaalinayaa inay kala badh hoos u dhacdo, afartanka sano ee soo socota.

Caqabadda dhanka tartanta dadwaynaha ee soo food saartay Kuuriyada Koonfureed waxa u sii dheer in tahay in dadkeedu yihiin kuwo ka mid ah kuwo ugu cimriga dheer dadka.

Related posts

Mucaaradka Dalka Itoobiya Oo Culays Xooggan Saaray Xukuumadda Abiy Ahmed

Abdiaziz Bnnstaff

Maxaa Kasoo Baxay Shirka Ururka IGAD Uu Ku Yeeshay Xadgudubka Itoobiya Ku Samaysay Soomaaliya?

Abdiaziz Bnnstaff

Xogta duqaymo kale oo Maraykanku uu la beegsaday Daacishta ku jirta buuraha Calmiskaad.

Abdiaziz Bnnstaff