Borama News Network

Fursad Qaaliya Oo Loo Hayo Qurbajoogta Soomaaliyeed.

Fursad qaaliya oo loo hayo qurbajoogta soomaaliyeed.

WhatsApp: +252634484123
Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub

Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay:

 Macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh duruusta ay bixinayaan .
 Wakhti kooban oo lagu baranayo akhrinta Quraanka Kariimka ah (Higaadda).

 Manhaj tayo leh oo si fudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
 Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
 Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .

Amiin Quran online is an online school which teaches Quran and Islamic knowledge. It was established in 2016 in November. Qualified and experienced female and male teachers are ready for you in Amiin. We use different languages like: Somali, English, and Arabic. Some classes are English to English to help our children that can’t able to understand Somali language.

Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah : –
1) Quraanka kariimka ah
2) Higaadda
3) Xadiithka
4) Caqiiqda islaamka
5) Fiqhiga
6) Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
7) Tarbiyadda caruurta
8) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
9) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
10) Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)

Hadda la hadal maamulka oo is dinwaangali

WhatsApp: +252634484123
IMO: +252634484123
Telegram: +252634484123
Skype: Amiin Quran Online
Gmail: amiinquranonline@gmail.com

Booqo webiste ka dugsiga :
www.Amiinquranonline.com

Related posts

Inaaderkay Xassan Gaafaadhi Waxaan Ku Idhi Xaragada Imaatinka Boqor Buurmadaw Qaata Ama Xanuunkeeda. Maxamuud Xaashi

Abdiaziz Bnnstaff

Dib Dambe U Heshiin Maynee Halkaas Aynu Kala Joogno Waxbaa Baalaha Iga Yaacay Dambena Yaan La Idinka Maqlin” Garaad Jaamac Garaad Cali

Abdiaziz Bnnstaff

In Inamo Yar Oo Xafiiska Joogay Oo Mishaar Qaadanayay Ay Yidhaahdaan Waanu Ererinay Prof Samatar Wax Dhacaya Maaha Ururaduna Waa Hanti Rag Leeyihiin” Gudoomiye Rooda

Abdiaziz Bnnstaff