Borama News Network

Mareykanka Oo Ku Hanjabay Cunaqabateyn Ka Dhan Ah Turkiga Iyo Ruushka

Dowladda Mareykanka ayaa dardar-gelineysa dadaalladeeda ku aadan dhaqan-gelinta xayiraadaha ka dhanka ah Ruushka. Washington, ayaa dhawaan shaacisay cuna-qabateyn cusub oo ay ku beegsaneyso hey’adaha maaliyadda ee xiriirka ganacsi la leh Ruushka.

Tallaabadaasi ayaa dhici karta in ay dhaawacdo dhaqaalaha Turkiga, oo xiriir ganacsi oo toos la leh Ruushka.

Related posts

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Wareegto Madaxwayne Xilkii Kaga Qaaday Guddoomiye Ku Xigeenka G.Salal

Abdiaziz Bnnstaff

Ganacsatada Waawayn ee Somaliland oo War Xasaasiya ka soo saaray Doorashada iyo Colaada.

Abdiaziz Bnnstaff

“Waxaanu Gobolada U Mareynay Sidii Madaxweyne Muuse Markale Usoo Noqon lahaa”Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere

Abdiaziz Bnnstaff