Ciidanka DANAB oo qayb ka noqonaya Dhoolatus Militari oo Kenya ka dhacaya 26ka Febaraayo ilaa 7da Maarso 2024
Ciidamada gaarka u tababaran ee Kumaandooska DANAB ayaa ka qaybgalaya dhoollaturka Militari ee berri ka billaabanaya Dalka Kenya ee la qorsheeyay in uu socdo inta...