Maxay Yihiin Danaha Gaarka Ee Dalka Turkigu Ka Leeyahay Dalalka Qaarada Africa?
Xidhiidhka Turkiga iyo Afrika ayaa siyaabo badan isku bedelay labaatankii sano ee uu xukunka hayay Recep Tayyip Erdogan. Muddadaas Turkigu, waxa uu saldhigyo ciidan ka...
Madaxda aan diyaaradaha ka dagin ee Afrika iyo lacagaha ku baxa safaradooda
Tan iyo markii madaxweynaha Kenya iyo kan Nigeria Bola Tinuba ay noqdeen xilka qabteen, waxay la kulmayaan dhaleecayn oo ku saabsan safarada joogtada ah ee...
Qoomiyada Oramada Ee Dalka Itoobiya Oo Doortay Ugaas Cusub
Madax dhaqameedka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa xilka ku wareejiyay xaflad aad u qurux badan oo lagu qabtay Me’ee Bokkoo oo qiyaastii 450km dhanka koonfureed...
Jabuuti iyo Turkiga oo heshiis iskaashi kala saxiixday, xilli Soomaaliya iyo Turkiguna ay heshiis dhanka difaaca badda ah wada Gaareen
Wasiirrada difaaca ee dalalka Turkiga iyo Jabuuti ayaa heshiisyo iyo hab-maamuusyo dhowr ah ku kala saxiixday magaalada Ankara, kuwaas oo ay ka mid yihiin heshiis...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Villa Somalia ku qaabilay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay wafdi ka socday Jaamacadda Carabta, kuwaasi oo soo gudbiyay fariin uu ka...
Wasaaradda caafimaadka Gaza oo sheegtay in dadka rayidka ah ee Gaza lagu dilay ay gaadhayaan 29,313
Israa’iil ayaa xoojisay duqeymaha ay ka waddo degmada Rafah ee koonfurta Marinka Gaza, kaddib marki la xaqiijiyay in Arbacadi shalay 12 xubnood oo hal qoys...