Deg Deg:- Somaliya Oo Ilaalinta Iyo Difaaca Bada Somaliyeed Ku Wareejisay Dowlada Turkiga
Golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyay heshiis la xiriira difaaca iyo dhaqaalaha badda oo dowladda Soomaaliy la gashay dowladda Turkiga. Kulan ay yeesheen...
Dowladda Federaalka Somaliya oo Somaliland ku eedeysay ‘inay carqaladeyn ka waddo’ hawada
Hay’adda Duulista Rayidka ee dawladda federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay shalay soo saartay ku eedaysay mas’uuliyiinta hawada ee Somaliland inay carqalad ku hayeen duulimaadyada maraya...
Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Maanta Qudbad U Jeedinaya Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliya
Labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay yeeshaan kulan aan caadi aheyn oo codsigiisu ka yimid madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan...
Wasiirka gaashandhigga Uganda oo Muqdisho tagay iyo u jeeddada socdaalkiisa
Wasiirka gaashaandhigga iyo Arrimaha Halyeeyada ee Uganda, Vincent B. Ssempijja, ayaa gaaray magaalada Muqdisho iyadoo halkaas kulan kula yeeshay dhigiisa Soomaaliya. Sida uu qoraal uu...
Maraykanka oo codka diidmada qayaxan ee ‘Veto’ u isticmaalay qaraarka xabbad-joojinta ee dagaalka Gaza
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markale ka dooday, qaraar ku baaqaya xabbad joojin bini’aadanimo, si loo joojiyo dagaalka ka socda Qaza iyo in la...