Booliiska Soomaaliya oo 6 ruux u xiray Dil Muqdisho loogu gaystay mid kamid ah shaqaalaha Hay’adda Duulista Raydka.
War kasoo baxay Booliiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ay sameeyeen ciidamada ammaanka ay gacanta kusoo dhigeen 6 ruux oo ku eedaysan Dil loo...