Kaluumaysato Shiine Ah Oo Dhintay Xilli Ay Eryanayeen Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jasiirada Taiwan
Labo kaluumaysato ah oo Shiinees ah ayaa ku hafasho u dhintay xilli ay ciidamada ilaalada xeebaha Taiwan ku eryanayeen jasiiradda Kinmen ee waqooyiga ugu xigta...