Maraykanka Oo Si Adag U Cambaareeyay Weerarkii Xalay Ka Dhacay Xerada Ciidanka Ee Gen Gordan Ee Muqdisho
War lagu daabacay barta X ee safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa si adag lagu cambaareeyay weerarka xerada Janaraal Goordan oo ay ku sheegeen in...
Haweenay Madaxwayne Dal Ah Oo Ku Dhawaaqday Iscasilaadeeda Xili Si Toos Ah Looga Daawanayay Telefishanada Dalkaasi Iyo Sababta
Madaxweynaha wadanka Hungary Katalin Novak ayaa is casishay iyadoo live uga jirta TV-ga sababbo la xiriirra cafinta la cafiyay nin lagu xukumay in uu qariyay...
Sadex Qof Oo Isku Qoys Ah Oo Ku Dhintay Weerar Hoobiyayaal Ah Oo Ay Alshabaab Ku Qaaday Magaalada Camaara Ee Gobolka Mudug
Warrarka ka imaanaya magaalada Cammaara ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dhawr iyo toban madfac xalay saqdii dhexe lagu weerarray, kuwaas oo dhaliyay khasaare nafeed...
Gabadhan Yar Ayaa Maydkeeda La Helay Maalmo Kaddib Markii Ay Soo Dirtay Baaq Murugo Leh
Gabadhan yar ee lagu magacaabo Hinda Rajab ayaa soo jiidatay indhaha dunida kaddib markii ay ka soo muuqatay gaari ay dhex tubnaayeen maydadka xubno qoyskeeda...