Hay’adaha Ammaanka Puntland oo Boosaaso ka baadi-goobaya Rag hubaysan oo Dilay Nin Ganacsade ah
Hay’adaha Ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa howlgallo baaritaanno ah kawada Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaana ay ku raad-joogaan Rag hubaysan oo dilay mid kamid...