Home
Page 316
Maraykanka Oo Si Adag U Cambaareeyay Weerarkii Xalay Ka Dhacay Xerada Ciidanka Ee Gen Gordan Ee Muqdisho
War lagu daabacay barta X ee safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa si adag lagu cambaareeyay weerarka xerada Janaraal Goordan oo ay ku sheegeen in
Haweenay Madaxwayne Dal Ah Oo Ku Dhawaaqday Iscasilaadeeda Xili Si Toos Ah Looga Daawanayay Telefishanada Dalkaasi Iyo Sababta
Madaxweynaha wadanka Hungary Katalin Novak ayaa is casishay iyadoo live uga jirta TV-ga sababbo la xiriirra cafinta la cafiyay nin lagu xukumay in uu qariyay
Sadex Qof Oo Isku Qoys Ah Oo Ku Dhintay Weerar Hoobiyayaal Ah Oo Ay Alshabaab Ku Qaaday Magaalada Camaara Ee Gobolka Mudug
Warrarka ka imaanaya magaalada Cammaara ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in dhawr iyo toban madfac xalay saqdii dhexe lagu weerarray, kuwaas oo dhaliyay khasaare nafeed
Gabadhan Yar Ayaa Maydkeeda La Helay Maalmo Kaddib Markii Ay Soo Dirtay Baaq Murugo Leh
Gabadhan yar ee lagu magacaabo Hinda Rajab ayaa soo jiidatay indhaha dunida kaddib markii ay ka soo muuqatay gaari ay dhex tubnaayeen maydadka xubno qoyskeeda
Hay’adaha Ammaanka Puntland oo Boosaaso ka baadi-goobaya Rag hubaysan oo Dilay Nin Ganacsade ah
Hay’adaha Ammaanka Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa howlgallo baaritaanno ah kawada Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaana ay ku raad-joogaan Rag hubaysan oo dilay mid kamid
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hay’adaha ammaanka faray in ay baaris ku sameeyaan weerarka ka dhacay Xerada Gen Gordan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka falceliyay weerar ka dhacay Xerada Gen. Gordan ee Magaalada Muqdisho oo lagu dilay saraakiil u kala