Maraykanka Oo Awood Gelinaya Sidii Xabbad-Joojin Looga Dhaqangelin Lahaa Magaalada Gaza.
Dowladda Maraykanka ayaa bannaanka soodhigtay qorsaha ay damacsan tahay ee ah in xabbad-joojin laga dhaqangeliyo bariga dhexe gaar ahaan Magaalada Gaza si loosoo afjaro howlgalka...
Mudaharaado ka dhan ah, xisbi doonaya in muhaajiriinta laga masaafuriyo Jarmalka
Barxadda hore ee baarlamaanka dalka Jarmalka, waxaa isugu soo baxay in ka badan 150,000 oo debedbaxayaal ah, kuwaas oo sameeyey waxa ay ugu yeedheen derbiga...
Raysal Wasaare Abiy Ahmed ” Ma Rabo In Aan La Dagaalamo Somaliya
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa sheegay in dowladda Itoobiya aysan dooneyn in ay dagaal la gasho Soomaaliya. Hadalkaan ayuu sheegay isaga oo ka jawaabayay su’aalo...
Garyaqaan Cabdiqawi Oo Asal Ahaan Ka Soo Jeeda Somaliya Oo Loo Doortay Gudoomiyaha Maxkamada Aduunka Ee ICJ
Garyaqaan Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo ah Soomaali, ayaa loo doortay Gudoomiyaha Maxkamadda Cadaalladda Aduunka – International Court of Justice President. Cabdiqawi oo lagu xasuusto doorkiisii...