Home
Page 334
Uganda Oo Iska Fogeysay Codeyntii Carrada Dhalisay Ee Garsoore Sebutinde Ee Maxkamad ICJ
Haweeney u dhalatay dalka Uganda oo garsoore ka ah maxkamada Adduunka ICJ ayaa go’aan ay qaadatay dhalisay hadal heyn badan iyo carro, kaddib markii ay
Ilhaan Cumar “Inta Aan Anniga Congress-ka Jooga Badda Soomaaliya Cid Kale Ma Qaadanaysa.”
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan golaha Congress-ka Mareykanka ayaa si adag uga hadashay damaca dowladda Itoobiya ee Badda Cas, iyada oo sheegtay in xilligaan
Baarlamaanka Puntland Oo Saciid Deni u Kordhiyey Muddada Magacaabista Golaha Wasiirada
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Cabdirisaaq Axmed Saciid oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Maxamed Baari Shire iyo guddoomiye ku xigeenka 2-aad Maxamed Maxamuud Ciise
Fahad Yaasiin Oo Madaxweyne Geelle Ku Tilmaamay In Uu Yahay Cadawga Soomaaliya !
Mar walba istiraatiijiyadda Madaxweynaha Jabuuti waxay ku salaysantahay balaayo waa la iska moosaa, wuxuuna awood walba galiyaa sidii Soomaaliya ay qalalaase joogta ah ula noolaan
Benjamin Netanyahu oo Xaalku Ku Xun Yahay Iyo Cadaadis Xooggan Oo La Saaray
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa wajahaya cadaadis sii kordhaya, kadib maalintii ugu darneyd ee khasaaraha ciidamada Israa’iil kasoo gaaray dagaalka Gaza, iyo sidoo kale