Home
Page 335
Xuuthiyiinta oo weerar ku qaaday markabka shidaalka qaada oo lala xiriiriyay Britain
Markab nooca Xamuulka qaada ah oo lagu magacaabo Marlin Luanda oo lala xiriiriyay UK ayaa lagu dhuftay Gantaal ay Kooxda Xuutiyiinta taageerto ee Iran ay
Donald Trump Oo Malaayiin Doolar Oo Xaal Iyo Xumayn Ah Looga Qaaday Gabadh Uu Fara Xumeeyay
Xeerbeegtida New York ayaa go’aamiyay in Donald Trump uu bixiyo $83.3 milyan oo doolar, taas oo magdhow u ah weriye E Jean Carroll oo uu
Faahfaahinta markab ku holcaya baddacas oo xalay weerar lagu qaaday
Markab nooca shidaalka qaada ah ayaa ku gubanaya gacanka Cadmeed, sida ay sheegtay shirkadda gacanta ku haysa, kadib markii Xuutiyiinta ay sheegeen in ay gantaal
Xidhiidhka Kubada Cagta Aduunka Oo War Ka Soo Saaray Tartanka Maamul Goboleedyada Somaliya
Madaxweynaha xiriirka kubadda cagta ee FIFA Gianni Infantino, ayaa bartriisa Instagram soo dhigay sawirro ay ka mid yihiin kuwii ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir
Maraykanka Oo Diyaarahii Ugu Badnaa Ka Iibinaya Dowlada Turkiga Iyo Tirada Diyaaradaha La Kala Iibsanayo
Maraykanka ayaa Turkiga u ogolaaday in uu ka iibiyo diyaaradaha qaaska u ah gaar ahaan nooca loo yaqaan F-16 oo lagu qiimeeyay lacag dhan $23