Deg Deg:- Waftigii Itoobiya Ka Ahaa Oo Ka Soo Degay Magaalada Hargeysa
Waftiga culus ee ka socda dawlada Ethopia ee Hargeysa soo gaadhay ayaa hore ka galay kulamadoodii qorsheysnaa ee madaxda Dalka la lahaayeen , manajiro wax...
Xuutiyiinta Dalka Yeman Oo Mar Kale Weeraray Maraakiibta Gacanka Cadmeed
Kooxda Xuutiyiinta Yemen ee gacanta ku haysa caasimadda Sanca iyo qaybo ka mid ah xeebaha Badda Cas ee Yemen, ayaa weerar ku qaaday markab kale...
Mareykanka Oo Ku Hanjabay Cunaqabateyn Ka Dhan Ah Turkiga Iyo Ruushka
Dowladda Mareykanka ayaa dardar-gelineysa dadaalladeeda ku aadan dhaqan-gelinta xayiraadaha ka dhanka ah Ruushka. Washington, ayaa dhawaan shaacisay cuna-qabateyn cusub oo ay ku beegsaneyso hey’adaha maaliyadda...