Borama News Network

Deg Deg:- Waftigii Itoobiya Ka Ahaa Oo Ka Soo Degay Magaalada Hargeysa

Waftiga culus ee ka socda dawlada Ethopia ee Hargeysa soo gaadhay ayaa hore ka galay kulamadoodii qorsheysnaa ee madaxda Dalka la lahaayeen , manajiro wax wara oo ka soo baxay ilaa hadda labada dawladood waana suuro gal in waftiga ay ku soo biiraan xubno kale oo miisaan ku leh dawlada Ethopia saacadaha soo socda .

Xukuumada Somaliland ayaa ka gaabsatay in la baahiyo muuqaalka waftigan oo ilaa saaka laga dareensanaa caasimadda Hargeysa hab maamuuska xukuumaddu ku qaabileysay.

Lasoco wixii ka soo baxa kulankaasi oo wadamo badan u dhag taagayaan

Related posts

Dowlada Kenya oo soo jeedisay qaab cusub oo lagu damin karo xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

Abdiaziz Bnnstaff

“Ilig Iyo Coldoon Dawladu Ma Dahab Ayay Ka Baadhaysa.” Xildhibaan Xasan Ogaal.

Abdiaziz Bnnstaff

Booliiska Itoobiya Oo Raadinaya Nin Dilay Sheekhii Soo barbaariyay.

Abdiaziz Bnnstaff