Benzema oo dacwad ka gudbiyay wasiir sheegay inuu xirriir la leeyahay urur laga mamnuucay dalal dhowr ah
Laacibka kubadda cagta ee ee waddanka Fransiiska, Karim Benzema, ayaa gudbiyay dacwad sumcad dil ah oo ka dhan ah wasiirka arrimaha gudaha ee dalkaasi Fransiiska,...