Maxay tahay fariinta Qarsoon ee Maraykanku u diray Iran ka dib weerarkii saldhigyada Xuutiyiinta?
Madaxweyne Biden waxa uu sheegay in Maraykanku uu Iran u gudbiyay fariin gaar ah oo ku saabsan Xuutiyiinta Yemen ka dib markii Maraykanku uu duqayn...
Xamaas Oo Israaiil Ka Diiday In Loo Gacan-Geliyo Dawooyin Ay u Baahan Yihiin Maxaabiista Yuhuudda Ah Ee Gacantooda Ku Jira.
Ilo kala duwan ayaa xaqiijiyay in dalab cusub oo dhinaca Israaiil ka yimid kana dhashay cadaadiska & culayska xooggan ay saarayaan Ehelka Maxaabiista Yuhuudda ah...
Dagaalka ka socda Gaza oo galay 100 maalmood & Israaiil oo duqaynta sii kordhisay.
Dagaalka & duqaynta ciidamada Israaiil ay ku qaadeen Magaalada Gaza ayaa maanta galay maalintii 100aad waxaana ciidanka gumaysiga ay gaysanayaan tacadi ka dhan ah Shacabka...